Language
Language:

.SO Somali Country Top Level Domain SCTLD is on the way

30/04/2011 06:47

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan macaamiisha Ileys Technology Inc in uu dhawaan available noqon doono domain-kii Somalia ee .SO, haddaba waxaa furan in aad pre-order [Hadda sii dalbato] sii sameyso, si aan midka aad jeceshahay lagaaga hor qaadan.

 

WAXA AAD HELI DOONTAA CTLD [Country Top Level Domain] .SO IYO SCTLD [Second country level domain] .COM.SO, .NET.SO AMA .ORG.SO

 

Waxaa la rajeynayaa in uu soo bixi doono waqtiga u dhaxeeya 05/05/2011 - 10/05/2011

 

HADDABA YAAN LAGAAGA HORMARIN DOMAIN-KII AAD MUDDADA DHEER SUGEYSAY.

 

« Back

View RSS Feed


Powered by WHMCompleteSolution

Client Login
ILEYS INC SOCIAL
Ileys Inc Facebook page Ileys Inc Twitter Page
Ileys Inc Facebook PageIleys Flikr Page