Language
Language:

.SO has arrived

13/05/2011 18:19

Assalaamu Caleykum.

Annagoo tixgalineyna codsiyadii isdaba jooga ahaa ee ka imaanayay macaamiisha, isla markaana ay qeyb ka tahay dadaal-kii dheeraa ee aan ugu jirnay in aan tayeyno dhamaan adeegyada aan macaamiisha u qabno, soona kordhino adeegyo hor leh ayaa waxaa Allah mahadiis ah in aan noqonay registrar-kii ugu horreeyay ee African ah ee ku guuleysta in loo edmado iibinta domainnada Somalia ee [.so, .com.so, .net.so iyo .org.so].

Waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan idin ogeysiino in domainnadii Somalia [.SO, .com.so, .net.so iyo .org.so] ee aad naga sugeyseen ay hadda diyaar yihiin, cid kastana ay diiwaan gashan karto.

Si aan lagaaga hormarin magacii aad dooneysay fadlan halkan hoose ka dalbo:

https://ileystechnology.com/billing/domainchecker.php

Waxaan rajeyneynaa in aad ka faa'iideysan doontaan.

Ileys Technology Inc.

Sales & Billing Department.

« Back

View RSS Feed


Powered by WHMCompleteSolution

Client Login
ILEYS INC SOCIAL
Ileys Inc Facebook page Ileys Inc Twitter Page
Ileys Inc Facebook PageIleys Flikr Page